Taliska Ciidanka Milatariga Qaybta 21aad ayaa maanta kulan ay yeesheen kawada hadlay sidii loo xaqiijin lahaa amniga deegnada galmudug oo dhawaan lafilayo inay kadhacaan Shirar loogu diyaar garoobayo dhismaha Galmudug

Taliyaha Qaybta 21aad C/casiis Claahi Qaaje oo shir gudoominaayay kulanka waxaana kaqayb galay saraakiisha ciidmada waxaana la isla qaatay sidii loo xaqiijin lahaa amniga guud ee deegnada galmudug gaar ahan Degmada Dhuusamreeb oo dhawaan ay ku kulmi doonaan Beelaha Galmudug

Taliye Qooje oo dhawaan lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in aan la qabali doonin odayaasha taga deegnada ah maamulaan Malayshiayda Al-shabaab inay dibugu soo laabtaanisla markaana lamarsiin doono hanaanka Caddaaladda

Sikastaba kulamada saraakiisha ayaa qayb ka ah sidii ay ssaraakiisha aybta 21aad ay uga tashan lahaayeen xaqiijinta amniga iyadoo dhawaan hogaanka taliska aybta 21aad uu magacaabay taliyaha ciidanda xooga dalka soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here