Suldaan C/naasir Jaamac seed oo kamid ahaa wax garadkii kulanka laqaatay Guddiga Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa sheegay inay diyaar uyihiin kaqayb galka Shirka Dhuusamreeb balse ay ku xireen hal shardi oo ah kadib Shirka Hobyo inay ka qayb galayaan Gogasha Taala Dhuusamreeb

                        DHAGAYSO SULDAN CABDINASIR JAMAC SED

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here