Shir Udhaxeeya Qaar kamid ah Beelaha Daga Galmudug ayaa Muddo kuleh Shir Degmada Hobyo ee Gobalka mudug waxana kaqayb galaya Odayaal waxgarad Aqaanyahano Iyo Qaybaha kale ee Bulshada

Shirka ayaa lagu gorfaynayaa aayaha beelaha kulanka kuleh Hobyo waxaana inta uu socda looga doodi doonaa doorkii beelaha ay ka qaadan lahaayeen Nabad kuwada Noolashaha Beelaha kale ee Od wadaaga ay yihiin

SHIR DIB UHESHIISIIN OO KASOCDA HOBYO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here