Wararka laga helayo Deeganka Gawaan ee gobalka mduug ayaa sheegay in iska hor imaad dhax maray laba malayshiyo uu sababay qasaaro dhimasho iyo dhawaac soo kala kala gaaray dhinacyadii isku dhaca dhax maray iyo dad rayid ah oo ka agdhawaa halka is rasaasaynta ay kadhacay

Saddax Ruux ayaa sida lasheegay dhimatay halka Qof rayid ahna uu ku dhawaacmay kadib iskudhicii labada malayshiyo ku dhaxmaray Deeganka Gawaan ee Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here