Xiriirka Dowlad Gobaleedka Galmuudg iyo dowladda dhexe ee soomaaliya oo hadba geed soo harsanyayy ayaa harkii ka baxay kadib markii qoraal kasoo baxay dowlad goblaeedka galmudug lagu sheegay in xiriirkii wada shaqenayd ee dowladda dhexe ay la lahaayeeng galmudug ay hakiyeen

Qoraalka kasoobaxay xafiiska madaxweynaha dowlad goblaeedka galmuudg ayaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay hareer martay qodobo ay ahayd in dowlad gobaleed yaada wada hadal kala yeelato hasa ahaatee ay dowladda isku kalai yeeshya waxaana qodobada qoraalka lagu xusay kamid ahaa sharciga doorashooyinka,sharciga Badroolka Sharciga Canshuuraha Iyo Amniga

Mamulada dalka kajira ayaa kol hore saluugsanaa sharciyada qaar oo loo gudbiyay baarlamanaka soomaaliya kuwaa oo madaxda dowlad gobaleed yada qaybta ka ah dowladda fedaraalka soomaaliya ay sheegayaan inay muhiim ahyad kahor inta baarlamaanka aan loo gudbin in wada tashiga guud laga yeesho hayeeshee masuuliyiinta dowladda fedaralaka ayaa sharciyada qaarkood tilmamya in shirkii baydhabo looga heshiiyay

Dr,Bile Salaad Diini waa xildhibaan katirsan baarlamaanka Galmudug waxa uu qabaa inaysan suurtagal ahayn

GALMUDUG OO SHEEGTAY IN XIRIIRKA AY UJARTAY DOWLADDA FEDARALKA SOMALIYA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here