Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Dowlad Gobaleedka Galmudug Sh,C,shakuur Macalin Ciise Al Badri ayaa Wasaaradda Diinta Ee Dowladda Fadaraalka Ku Edeeyay Inay Musuq Maasuqeen Qoondadii Xajka Ee Galmudug ay laheed

Wasiir Sh,C,shakuur ayaa sidookale wasiirka ku edeeyay in Tar tankii Quraan Aqriska Ee lagu waday in lagu qabto Degmada Dhuusamreeb uu is hortaag kusameeyay Wasiirka isla markaana uu si cad udiiday

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here