Joojinta Imtixaankii ay ufadhiyeen kumaan arday ah waxa ay ahayd hadal uu jeediyay wasiirka wasaaradda waxbarashada soomaaliya waxaana arintaasi ay walaac ka dhaax abuurtay qaybaha waxbarashada somaliya gaar ahaan ardadii ufadhisay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare

ARDAY DHIGTAY ISU SOOBAX AY KAGA SO HORJEDAN IMTIXANKII LABAJIYAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here