Masuuliyiin ktirsan Galmuudg iyo saraaskiisha cidanka qaybta 21aad ayaa si wada jir ah uga qayb galay aaska allaha unaxariistee taliyihii howlgalada ciidanka milaratiga soomaaliya qaybtooda gobalka muudg Khaliif nuur shiil oo xalay kooxa hubaysan ay ugaysteen dhaawac halis ah kadib xill uu kasoo baxay masjid uu saladii tarawiixd ahayd uu kusoo tukadaya

Ciidanka Milatariga Gobalka muudg ayaa ladhisay kadib dagaaladii galkacyo kadhacay kuwaa oo loogu talagalay xasilinta xiisadaha mararka qaar kadhaca gobalka waxayna inta ay dhisan yihiin ay ku guulaysteen kala celinta geel lagu kala dhacay miyigi gobalka mudug iyo sidookale xal uhelidda iskudhacyo kadhacay galkacyo

28/4/18 ayaa qarax ismiidaamin ah lgu dilay taliyhii ciidanka isku dhaf gobalka iyo saraakiil kalae oo kula sugnayd goobtii lagu weeraray waxana dilka sargaalkaan iyo saraakiishii kalaba sheegtay Malayshiyada Al-shaab kuwaa oo baraha ay wararka kubaahsadaan kusheegeen inay iyagu fuliyen weerarkii lagu dilay alaha unaxariistee Khaliif Nuur shiil

TALIYIHII HOWLGALADA CIDANKA XASILINTA GOBALKA MUDUG OO DHINTAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here