Gudoomiyaha Gobalka Mudug Ee Galmudug C/rashiid Xaashi Cartan ayaa katacsiyadeeyay geerida sargaalkii Xalay lagu dilay Galkacyo kaasi oo katirsanaa Ciidanka Xasilinta Gobalka Mudug islamrkaan ay Dileen Kooxo katirsan Al-shabaab sida ay sheegteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here