Waxaa soo hagaagaya Xaaladda Caafimaad ee Taliyihii Howlgalada Ciidanka Milatariga Gobalka Muudg Qaliif Nuur Shiil oo Caawa kooxo hubaysan ay ku togteen Bartamaha Magaalada Galkcyo kadib Xilli uu kasoo baxay Salaaddi Taraawiixda

Isbitaalka Koonfurta Galkacyo ayaa ilaa haatanlagu dabiibayaa Xaaladda Caafimaad ee Taliye Qaliif oo Rasaas badani ay ladheceen Kooxo kuhubaysan Bastoolado kuwaa oo ilaa 9Xabo kaga dhiftay Qaybaha Sare ee jirkiisa

Howl wadeenada Caafimaadka ee isbitaalka Galkacyo oo aan laxiriiray ayaa isheegay inay kuguda jiraan bax naaninta Sargaalka isla markaana ay udiyaarinayaan qaliin looga sameeyo qaybaha ugu daran ee rasaastu ay kaga taalo

Inkastoo Xaaladda amni ee gobalka ay muddooyinkaan soo hagaagaysan hadana weerarkaan lagu dhaawacay Taliyihii howlgalada ciidanka Milatariga ee Xasilinta Gobalka mudug ma ahan mid saraakiisha Ciidanka Milatariga loo gaysto waxaana kooxda Al-shabaab ay weerar is miidaamin ah ku dishay Taliyihii Ciidanka balse majirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda weerarka uu kabad baaday Taliyihii Howlgaladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here