Kooxda Man City ayaa goordhaw la ciyaari doonta Tottenham kulan si weyn loo sugayo kana tirsan lugta 1-aad ee 8 dhamaadka tartanka champions League kulan ka dhici doona garoonka Tottenham.

Guardiola ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo ku soo bilaabay xiddiga Aguero kaas oo taam buuxa u noqday kulanka kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac uu labadii kulan ee ugu dambeeyay ku seegay.

Waxa sidoo kale kaydka galay xiddiga De Bruyne halka shaxda dhaawac looga reebay daafaca reer England ee Walker kaas oo uu booskiisa ku bilowday xiddiga Delph.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Tottenham:Lloris, Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Rose, Sissoko, Winks, Eriksen, Alli, Son, Kane.

Kaydka: Gazzaniga, Davies, Sanchez, Foyth, Wanyama, Lucas, Llorente.

 

Man City:Ederson, Walker, Laporte, Otamendi, Delph, Fernandinho, Gundogan, David Silva, Mahrez, Sterling, Aguero

Kaydka: Muric, Kompany, Stones, De Bruyne, Sane, Foden, Jesus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here