Kooxda Liverpool ayaa Anfeild ayaa goordhaw kula ciyaari doonta kooxda Porto kulan ka tirsan lugta 1-aad ee 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Jurgen Klopp ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo ku bilaabay xiddiga Lovren kaas oo badalay Matip kaas oo kaydka ku jira.

Dhanka kale xiddiga khadka dhexe ee Kieta ayaa ku bilowday shaxda halka uu kaydka galay xiddiga Wijnaldum kaas oo ay jug ka soo gaadhay kulankii Southampton.

da,yarka Gomez ayaa markii ugu horaysay tan ilaa bishii December ku soo laabtay shaxda Liverpool laakiin kaydka fadhiyo kulankan.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool:

Alisson, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Milner, Fabinho, Keita, Henderson, Mane, Firmino, Salah.

Kaydka: Mignolet, Wijnaldum, Gomez, Sturridge, Shaqiri, Matip, Origi.

 

Porto:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here