Kooxda Liverpool ayaa Southampton ku dubatay 3-1 Kulan kadhcay Garoonka Kooxda Southampton iyadoo ciyaartu ay hayad mid adag hasa ahatee isbadal uu sameeyay Macalinka Kooxda Liverpool ayaa wax badan ka badashay Ciyaarta

Kooxda Liverpool ayaa hogaanka kuhaysa 2dhibcood taasoo kasaraysa Kooxda Man City balse Man City waxaa ubaaqi ah kulan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here