Qarax xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimada caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan

Wararka ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Agagaarka Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye ama School Polizio ee degmada Xamar Jajab, si rasmi ah looma oga, waxaana la arkayay qiic iyo uuro.

Qaraxan caawa fiidkii dhacay ayaa ku soo aaday, iyadoo ammaanka Muqdisho si aad ah loo adkeeyay, isla markaana la xiray waddooyin badan oo Caasimadda ku yaalla

 

WIXII KUSOO KORDHAA KALA SOCO

             HIRNEWS.COM

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here