Madaxa Barakacayaasha Gobalka Mudug Liibaan Macalin Saalax ayaa kawar bixiyay xaaladda Nolasha dadka ku dhaqan Deegaanka Xaar-xaar oo ay ku nool yihiin barakacayaal fara badan kuwaa oo isugu jira kuwa ay abaarihii gobalka soomaray kusoo xoola wayay iyo kuwa kasoo baracay qaar kamdi ah goblada dalka soomaaliya

Liibaan Macalin saalax ayaa sheegay in dadka kunool Xaar-xaar ay soo food saartay xaalad adag kadib markii dhawaan laxiray xaruntii caafimaadka ee kutaalay halkaasi oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here