Hay’adaha IRC iyo IMC oo gacanta kuhayay howlaha isbitaalada kuyaal koonfurta galkacyo ayaa hakad galiyay howlihii shaqo ee ay kahayeen kadib markii sida ay sheegee masuuliyiinta isbitaalada lagu wargaliyay inuu dhamaaday mashruucuu shaqo ee loogu talagalay labada isbitaal ee ku kala yaal deegaanka xaar xaar IYO koonfurta galkacyo ee gobalka mudug

Maxamed Axmed Faarax waxa uu kamid yahay masuuliyiinta Deegaanka Xaar xaar waxa uu kawar bixinayaa dhismihii xarunta caafimaadka ee xaar xaar iyo sidii dadka deegaanku ay ugu baahi beeleen

       DHAGAYSO MAXAMED AXMED

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here