Waxaa xaalad adag ay soo wajahday Dad Kunool Deegaanka Xaar Xaar oo ay kuyaal Xeryo Barakacayaal taasi oo ahayd mid dadka kunool ay adeeg caafimaad kahelijireen Xarun halkaa kutaal hasa ahaatee Xaruntii irdaha la isugu dhiftay Kagadaal markii hay’addii Maamuli jirtay ay sheegtay inaysan wax qorsha ah uhayn

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here