Dagaalka Oo Bilowday saqdii dhexe ee xalay ayaa kadhacay deegaanka xeraale ee gobalka galgaduud kaasi oo udhaxeeyay dhinacyo horay uga loo lamay gacan kuhaynta degmada xeraale hasa ahatee wax garad iyo masuuliyn kubaxay xiisadi halkaa katagnayd ayaa kugulaystay damniteeda

Inkasto muddo lagu soo caana maalay nabadeyntii duqayda dhaqanka hadana xeraale waxaa muddo dol hoganaysay daruur colaaded taasi oo sababatay in dadkii daganaa deeganka ay ka barakacaan hayeeshee duufaantii colaadeed ee dadku ay kabaqayeen ayaa xalay saqdii dhexe daboolka ka roganta waxaana dagaal culus uu kadhacay degmada xeraale kaa oo sida dadka deegaanku ay sheegayaan socday muddo kabadan 10 saacadood

            DAGAL KADAHCAY XERALE OO DAD BADANI AY KU DHINTEEN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here