Lix qof ayaa ku dhintay ku dhawaad 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib iska horimaad maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Iska hor-imaadkan ayaa la sheegay inuu salka ku hayay muran la xiriira lahaanshaha dhul ku yaalla dhanka waqooyi ee Galkacyo.

Duqa degmada Gaalkacyo dhanka Puntland Yaasin C/samad Cumar ayaa karamay dagaalkii dhacay iyo khasaaraha uu dhaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here