Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Cismaan Xasan Cowke oo loo xilsaaray xasilinta Glakayco ayaa kawarbixiyay tira dad ah oo howlgaladii socday lagu qabtay iyo diwaangalin loo smaaynayo moota bajaajta oo iyana lagu xareeyay taliska qaybta booliska gobalka mudug

Ciidamda Amniga Maamulka Puntland ayaa Xaafadaha waqooyiga Glkacyo maal mahaan kawada Howlgalo lagu baadi goobayo dad lagu eedaynayo ku lug lahaanshahah falal lidi ku ah amniga iyo moota bajaajta kuwaa oo qaar iyana lagu eedeeyay inay fuliyeen dhacdooyin gobalka kadhacay

 

Cismaan Xasan Cowke

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here