Gudoomiyaha Gobalka mudug ee Dhanka Puntland C/qaadir Xuseen Nuur Dirir oo kahadlay kulan kadhacay iskuulka salaamo oo ahaa iskuulkii ay dhiganjirtay Caa’isha ayaa shegay in 4 Ruux loohayo Dilkii Iyo Kufsiigii Caa’isha isla markaana lamarsiindoono xukun cadaalad ah

Gudoomiyaha Gobalka ayaa maamulka puntland kadalbanaya in gacan bir ahlagu qabto amniga gobalka mudug dhanka puntland oo muddooyinkaan ay kadhacayeen dhacdooyin lidi ku ah amaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here