Meydka gabar yar oo ahayd 12 jir oo la la’aa ilaa shalay ayaa saaka laga helay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug

Sida ay xaqiijiyeen qoyska dhalay Caa’isha Ilyaas Aadan oo da’deeda ku sheegeen 12 sano ayaa shalay subax la’ waayay xilli ay adeeg u doontay suuqa waxaana tan iyo xalay laga baafinayey Idaacadaha Maxalliga ah iyo baraha bulshada balse saaka ayaa Maydkeeda laga helay meel u dhow xaafadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here