Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo saxaafadda kulahadalay galkacyo ayaa sheegay inuu buray waada hadalkii ay madawene Farmaajo kuwada galeen garoowe isla markaana dowladdu ay cagta saartay dhaqaalihii galmudug loogu talagalay

Xaaf oo safar uga yimid kenya ayaa sheegay in neyrobi ay kuwada kulmeen qaar kamid ah hay’adaha deeq bixiyaasha ayna kawada hadaleen sidii deegnada galmudug looga fulin lahaa adeegyo horumarineed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here