Kooxda Burnley Ayaa 2-1 kaga badisay Kooxda Tottenham kulan katirsanaa Horyaalka Ingiriiska oo Galabta kadhacay Garoonka Kooxda Burnley Iyadoo Ciyaartu ay ahayd mid aad udag

Goolasha ayaa dhahay Qaybtii 2aad ee ciyaarta waxaana Goolka ku hormartay Kooxda Burnley balse Daqiiqado kadib ayaa Kooxda Tottenham ay la timid Goolka Bar baraha kaasi oo udhaliyay Herry Keen hasa ahaatee Gaba gabada Ciyaarta ayaa Goolii Quusinta laga dhaliyay Kooxda Tottenham kaasi oo niyad jab ku keenay Ciyaartooyda

Kooxda Tottenham ayaa haatan leh 60 Dhibcood waxayna kujirtaa Kaalinta 3aad halka Kooxda Burnley ay leedahay 30 Dhibcood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here