Ciyaariyahanka Xulka Qaranka Spain Ayaa Ku soo biiray Kooxda Reer England Ee Arsenal.

Arsenal Ayaa Soo Bandhigtay Denis Suarez oo ay Amaah kaga Soo Qaateen Kooxda Barcelona Inta Xilli Ciyaareedka ka Dhiman Ayuu Arsenal La Joogi doonaa.

Denis Suarez Iyo Barcelona Ayaa Waxaa Dhex Maray Hishiis ahaa in uu Halsano Saxiixo Kadibna Uu Amaah Ku Aado Arsenal Ugu Dambeyn Hishiiskaas ayaa Dhaqan Galay.

Denis Suarez ayaa Barca U Saftay 71-kulan Waxa uuna kula Guuleestay Shan Koob.

Waayahiisa Cusub Ee Arsenal ayaa Haatan U Bilaawan Doona Da’yarka Xulka Spain.

Suuqa kala Iibsiga Ayaa Xermi Doona Saacado Yar kadib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here