Kulankan oo ahaa mid aad i xiisa badan ayay Inter Milan guul darro ka qaadatay kooxda kubadda cagta Torino.

Torino oo soo bandhigtay ciyaar qurux badan ayaa daqiiqaddii 35-aad goolka guusha ka heshay laacibkeeda A.Izzo.

Kulanka ayaana waqttgii loogu talagalay kusoo idlaaday 1-0 oo ay guushu kuraacday Ikooxda Tirino, xilli Inter Milan laacibkeeda Politano casaan loo taagau daqiiqaddii 86-aad.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here