Muddooyinkii dambe Deegaada Galmudug waxaa kadhacay Kufsi wadareedyo loogaysanayo Gabdhaha qaar waxaana dhalinta oo falkaa faraha kula jirta ay duubayaan muuqaalo isla markaana ay ku baahiyeen bara bulshada taa oo ka caraysiisay qaybaha bulsahda ee ku dhaqan deegnada goablka galgaduud

Falal Kufsi oo is xig xigay ayaa waxa ay ka dhaceen Deegaanka Guriceel ee gobalka galgaduud hayeeshee todobaad kahor ayaa koox dhalinyaro ah waxa gabar ar dayad ah ku kufsadeen guriceel waxaana muqaal laga duubay gabadhaas lagu faafiyay baraha bulshada ay ku xiriirto

Masuuliyiin katirsan Maamulka Galmuudg iyo Qaybaha Bulshada oo wada jira ayaa kulan looga dhiidhinaayo dhacdooyinka is xig xiga ee kufsiga ku qabtay Degmada Dhuusamreeb Ee Gobalka Gal-gaduud waxaana qaar kamdi ah ka qayb galayaashii hadaladooda kamuuqday sida ay kaga xunyihiin dhibaatada kufsi ee xiligan kajirta gobalka

DHAGAYSO KUFSIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here