Deegaanada udhaxeeya camaara iyo caad ee gobalka mudug ayaa mudooyinkaan martiu’ahaa duqaymo lagu ekaynao fariismo ay leyhiin malayshiyaad katirsan kooxda al-shabaab ee kusugan qaybo kamid ah degmooyinka gobalka muudg

Waraka laga helayo deegano hoostaga degmada xaradheere ee gobalka mudug ayaa kusoo waramay in Xalay ay ka dheceeen duqayn taasi oo lasoo warinayo in la la eegtay gawaari ay lasocdeen malayshiyada al shabaab hasa ahatee ilaa iyo hada lama soo sheegin qasaaraha duqantaasi ay gaystay waxaana dadka deegaanka oo VOA lahadlay ay usheegeen inay maqlayeen hugunka gantaalada ay riyanaan diyaardaha aan duuliyaha lahayn

Howlgalka Ciidanka Maraykanka ee Africom ayaa waxa ay sheegeen in duqaymo dhacay 19-20-iyo 21 kii bishaan lagu dilay ku dhawaad 50 dagaal yahano katirsan kooxda al shabaab balse weerarkii xalay majirto wax war ah oo kasoo baxay afrikom

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here