Dagaallo kale ayaa laga soo sheegayaa Gobolka Galgaduud, kuwaas oo u dhexeeya maleeshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo haatan ka tirsan Maamulka Galmudug.

Dagaalladan ayaa daba socday kuwo toddobaadkii hore ka dhacay degaan Goola Goole. Dagaallada maanta ayaa ka dhacay halka lagu magacaabo Dhagaxyaale.

Maxamed Sh.Maxamuud Maxamed Oo u Waramay VOAda Laanta Afka Soomaliga Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Deegaanka Dhagaxyaale Ee Hoostaga Degmada Ceelbuur Gobalka Galgaduud..

HOOS KA DHAGAYSO.WAREYSIGA..

XIGASHO WWW.VOASOMALI.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here