Magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka muudg waxaa kasocda loolan loogu jiro kamid noqoshada xubnaha baarlamanaka puntland ee soo socoda waxaana hanaankii soo xulista duqayda dhaqanka loo badalay in qaybaha bulshada oo tira laga soo xulay ay kala xushaan xubnaha doonaya xildhibaanada puntland

Kulan loo qabtay 9Xubnood oo wada doonaya kuri kamid ah Baarlamaanka puntland ee kasoo gala gobalka mudug ayaa duqayda dhaqanka oo soo xulay 31 xubnood oo kala dooranaya xubnaha isa soo taagay waxaa lagu qabtay magalaada galkacyo ayna ka qayb galeen qaybaha bulshada iyo waxgaradka gobalka mudug

Inakstoo kala xulashada xubnaha is soo tagay is aragii horeba lagu kala baxay hadana waxaa loo xushay C/casiis Maxamuud Cali Xaaji Sayn oo Mid kamid ah beelaha Mudug umatali doona xildhibaanada soo aadan iyadoo xildhibaanada puntland ee hadda jooga uu waqtigooda gabaabsi yahay harsan yahay waqti kooban

DHAGAYSO WARBIXIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here