Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa kusoo waramaya in Gor dhawayd lasii daayay Wariye Cabdiwali Daahir Toxow kadib da daalo xoogan oo loo galay sidii loo sii dayn lahaa

Wariye Toxow ayaa maantay Maxkamad kutaal dhuusamreeb ay kuriday Xukun dhan 6bilood kadib markii lagu soo edeyay tabinta warar aan lahubin hasa ahaatee wariyuhu sida uu sheegay uu kasoo xigtay masuuliyiin katirsan Galmudug

Ururada Udooda Saxaafadda ayaa cambareyay Xariga wariyaha iyo xukunkiisa balse waxa ay wadeen da daal lagu sii daynayo inkastoo Masuuliyiinta qaarkood ay sheegeen in aysan ka war hayn Xariga wariyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here