Ciidamda Amniga Gobalka mudug ayaa Gacanta kusoo dhigay Tira dhalinyaro ah kuwaa oo la laxiriirinayo inay kulug lahaayeen Qarixii kadhacay Galkacyo kaasi oo lagu dilay Saraakiil katirsan Ciidamda Dowadda Soomaaliya Qybtooda Gobalka Mudug

Ilaa hadda lama Hayo Dadka laqabtay Tiradooda hasa ahaatee waxaa wararku sheegayaan in lahayo ilaa 5 Ruux kuwaa oo saraakiisha ay sheegeen in labaarayo isla markaana kadib Warbaahinta loo soo ban dhigi doono

Wixii ka dambeeyay markii qaraxa uu kadhacay Galkacyo waxaa bilowday Howlgalo lagu baadi goobayo kuwii ku lugta lahaa Qaraxii dadka ay ku dhinteen waxaana Masuuliyadda Qaraxaasi sheegtay Al-shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here