Maxamed Cawaale Liibaan wuxuu ahaa ninkii alifeyCalanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Marxuumka Maxamed Cawaale Waxa uu kamid ahaa ragii usoo halgamay soomaaliya, waxa uuna ku jiray ururka (Lego) waa markii Gumeestuhu nagu yirri maanta ka bilaawata keensada calan niigula aqoonsado, oo Caalamka niigu gartaan. Marxuumka alaha unaxariiste wax fikrad ah qof kalama Uu tashan. Malintii dambe markii shirka leeskugu yimid ayuu ku dhawaaqay aniga calankaan Bluuga ah oo xidigta cad dhexda uuga dhaqan tahay ayaan LA imid. Maxamed Cawaale Waxa Uu raaciyay Micnaha uukala jeedo xidigta iyo sida Uu uga fikiray qaabkan quruxda badan. Isla markiiba waxa go’an lagu gaaray inla taago calanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here