Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Caawa Safar ugu Amba Baxay Degmada Hobyo halkaasoo ay kasocdaan howlo loogu diyaar garoobayo Dhismaha Dakadda Hobyo

Wafdiga Madaxweyne Kuxigeenka ayaa lagu wadaa in maalma uu kusugnaandoono Hobyo halkaasoo uu kulamo kula Yeelan Doono Qaybaha Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here