GALKACYO-Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug dhawaan ay gaari doonaan Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka 1aad ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya Iyo Masuuliyiin Kale

Raysul wasaare Khayre iyo Xildhibaanada kasoojeeda Galmudug ayaa lagu wadaa in magaalada Hobyo ay dhawaan gaaraan waxaana Magaalada Galkacyo kasocda Dhaq dhaqaaqyo loogu diyaar garoobayo Wafuudaas oo Degmada Hobyo utagaya sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Dhismaha Dekadda Hobyo

Ciidamda Kala duwan oo katirsan Galmuudg IYo Dowladda Fedaraalka qaybtooda Galmudug kusugan ayaa lageeyay Hobyo si ay uxaqiijiyaan amniga degmada iyo masuuliyiinta amaankooda

Dhawaan ayay hayad markii Xildhibaan Qaybdiid iyo masuuliyiin katirsan Dowladda ay hobyo gaareen kuwaa oo waday Quburo Qimayn Kusamaynaysay Dhismaha Dakadda Hobyo oo madaxweyne Farmaajo uu dhagax dhigay Bilowgii Bishii Dhamaatay ee Sanakaan

HIRNEWS1@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here