Madaxda Maamul Gobaleedyada Iyo Madaxda Dolwadda soomaaliya ayaa muqdisho kuleh shir looga hadlayo Xaaladda Amni Iyo Dhismaha Ciidadma Qaranka hasa ahaatee shirka oo furmay Maanta ayaan Saxaafadu ka qaybgalin

Shirkaan oo la qabto 3Bilood Mar ayaa looga hadlaa xaaladaha Siyaasadda Amniga Iyo wax yaabaha muhiimka ah ee loo bahan yahay in laga wada hadlo

Wada hadalka dhinacyada ay muqdisho kuleeyihiin ayaan ilaa hadda wax war ah kasoo bixin hasa ahaatee waxaa lafilayaa in gaba gabada kulanka laga soo saaro wax yaabihii madaxdu ay isla garteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here