GALKACYO-Wararka laga helayo Degmada Hobyo Ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in hal ruux uu dhintay midkalana uu dhaawacmay kadib markii Askari katirsan Ciidanka Galmudug ay ka fakartay Xabad ay haleeshay labada ruux

Masuuliyiin katirsan Galmuudg oo kusugan Degmada Hobyo ayaa sheegaya in Gacanta lagu dhigay Askarigui Xabadda ay ka fakatay kaasi oo lagu xiray Saldhiga Degmada Hobyo isla markaana ay socdaan baaritaano ku aadan sida uu falku udhacay

Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa dhawaan lageeyay Ciidamdo katirsan Kuwa Galmuudg iyo qayb kamid ah Ciidanka 21 ee Milatariga Soomaaliya kuwaa oo loogu talagalay inay sugaan amniga Hobyo

HIRNEWS1@GMAIL.COM

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here