Degmada Hobyo waxaa maanta gaaray quburo ajaanib ah oo ay lasocdeen Xildhibaano katirsan Dowladda Soomaaliya kuwaa oo ujeedkooda ahaa sidii loo qimayn lahaa dhismaha Dakadda Hobyo

Dakadda Hobyo oo dhawaan uu dhagaxdhigay Madaxweyne Farmaajo ayaa lafilayaa in dhawaan labilaabo dhismaheeda sida ay sheegewn quburadii maanta qimaynta utagtay

Xildhibaan C.qaybdiid oo kamid ahaa masuuliyiintii tagtay Hobyo ayaa sheegay in dhawaan degmada Hobyo ay soo gaari doonaan qalabkii iyo shirkadii dhisi lahayd dakadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here