GALKACYO-Wararka laga helo deeganada hoostaga Degmada Xaradheere ee Gobalka Mudug ayaa kusoo waramaya in Dadku ay bilaabeen barakac kadib markii halkaa ay ka bilowdeen dhaq dhaaqyo ay wadaan Malayshiyada Al Shabaab

Dadka Deegaanka qaar oo magacoodi ka gaabsaday ayaa sheegaya in malayshiyada al shabaab ay Ciido kusoo gurayaan deegnada Caad,Camaar iyo Inta Udhxaysa Caalhuur iyo Xaradheer

Dhanka kale Xiriira aan la samaynay Laamaha amniga Galmuudg ayaa ka gaabsaday inay ka jawaabaan dhaq dhaaqyada la sheegay in al shabaab ay kawadana deegaanada galmudug qaar oo malayshiyada ay muddo gacanta kuhayso

HIRNEWS1@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here