Wararka Ka imaanaya Deegaanka Tukaraq ayaa kusoo waramaya in Gor dhawayd uu bilowday Dagaal Xogan ooudhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland kuwaasoo muddoyikaan isku hor fadhiyay Tukaraq

Qasaaraha ayaan ilaa hadda lasoo warin balse waxaa jira in qasaara uu ka dhashay dagaalka waxaana labda dhinac ay wadaan da daalo ay ku doonayaan inay ku gacan sareeyaan

WIXII KUSOO KORDHA KALA SOCO HIRNEWS.COM

HIRNEWS1@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here