Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka share muddoyinkaana kusugnaa Galmudug ayaa maanta udhoofay muqdisho

Xildhibaan qaybdiid ayaa deegaanada Galmudug ujoogay sidii uu qayb IGA qaadan lahaa Hirgalinta Dakadda Hobyo oo muddo uu kutaamaya sidii loo dhisi lahaa Dakadda

Qaybdiid ayaa kulamo uu laqaatay Qaybaha bulshada usheegay inay muhiim tahay sidii looga qayb qaadan lahaa dhisidda Dakadda Hobyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here