Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay deked ay yeelaneyso degmada Hobyo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in muhiim ay tahay ka shaqaynta Horumarka dalka hasa ahaatee waxa uu sheegayin mud naanta ay siinayaan Hagaajinta amniga iyo dhismaha Ciidamda

Farmaajo ayaa Balan qaaday inuu Hobyo ka hirgalindoono Adeegyada Aaas aasiga ah ee Bulshada Muhiimka U’ah

Sikastaba Ha ahaatee Socodka Madaxweynaha ayaa noqonaya kii ugu hreeyay Ee Madaxweyna uu kuiyimaado Hobyo wixii ka dambeeyay bur burkii Dowladdii dhexe kadib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here