Madaxweyne Farmaajo ayaa Bulshada Xeraale usheegay in muhiim ay tahay inay ka shaqeeyaan Nabadda wuxuuna ka dal badalay in wada hadal lagu xaliyo Xaalka Xeraale oo dadku ay ku kala maqan yihiin Colaad dhawaan ka dhacday Xeraale taa oo udhaxeeysay Dadka deegaanka oo ku kala aragti duwanaaday Hab maamulka Deegaanka Iyo Deeganada Hoos Yimaada

   DHAGAYSO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here