Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo oo hadalkiisa ubadnaa dhanka nabadda ayaa markale kuceliyay in safarkiisa galkacyo uu yamahay mid qayb ka ah dib uheshiisiin hasa ahaatee wuxuu sheegay in dowladiisu ay ka shaqayn sidii bulshada gobalka mudug looga taageeri lahaa hirgalinta adeegyada bulshada

Bulshada Gobalka mudug ee galmuudg ayaa dowladda kasougayay raja galinta dhismaha wadada isku xirta galkacyo iyo hoybyo iyo hirgalinta dakadda hobyo oo si mac mal ah mararka qaar ay waxkaga soo daganaa balse madaxweynaha farmaajo ayaa bulshada ugu laab qaboojiyay dhagax dhiga wada xiriirisa galkacyo iyo hobyo oo dhararkeedu yahay 260 KM

         DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here