Agaasimaha Idaacadda Codkamudug oo kutaal Koonfurta Galkacyo ayaa maaanta ay xireen Ciidamda Booliska Galmudug kadib markii lagu eedeeyay inuu baahiyay warar aan sal iyo raad lahayn kuwaasoo maamulka uu Gobalka mudug uu sheegay inuu ahaa war qalad kubaxay

Hanad ayaa kuxiran Xabsiga Galkacyo mana jiro wax kahadlay Xariga wariyaha hasa ahaatee Xubna katirsan wariyaasha kahowlgala Gobalka mudug ayaa wada da daal ay masuuliyiinta amniga ugala hadlayaan sidii loo siidayn lahaa Hanad Cabdi Faarax

Inkastoo uu aad uyartahay Xariga loo gaysto wariyaasha ka howlgala Gobalka mudug gaar ahaan dhanka uu ka arimiyo Galmudug hadana mararka qaar ayaa waxaa dhici jiray wariyaal lagu soo eedeeyo inay baahiyaan warar aan maamulka jeclaysan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here