Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf Ayaa Manta Gaaray Magaalada Cadaado Oo xarun kumeel gaar u’ah Dowlad Gobaleedka Galmudug

Madaxweynaha ayaa kasoo amba baxay Magaalada Muqdisho oo howlo shaqo muddo ugu sugnaa waxaana Cadaado kusoo dhaweeyay qaybaha bulshada iyo masuuliyiinta Galmudug

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here