Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Janaraal C/wali Gorod ayaa booqday qaybo katirsan ciidanka xooga oo ka kala socday qaybaha 21 iyo 54 kuwaaso dhawaan magaalada galkacyo ka fuliyay howlgal ay kaga hortageen shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac dhalisay oo ka dhacday suuqa galkacyo

 

DHAGAYSO TALIYE GOROD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here