Mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in duqayn maanta lala bar-tilmaameed-saday baabuur uu la socday qof la aamisna yahay inuu ka tirsan yahay ururka al-Shabab oo mararey meel u dhow magaalada Bariire.

DHAGAYSO DUQAYN KADHACDAY BARRIIRE

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here