Nin Maalma Kahor Qof Rayid ah Kudilay Gudaha Degmada Cabuudwaaq Ee Gobalka Gal-gaduud ayaa maanta Lagu fuliyay fal qisaas ah kadib markii Beelihii ay ku heshiiyeen In Ladilo Gacan Kudhiglaha loo haystay dilka qof kale

Ninka Dilka Horya Ugaystay ayaa waxaa Gacanta kudhigay Ciidamada Dowladda kuwaasi kolkii dambe ku wareejiyay Odayaashii Dhaqanka ee Labda dhinac hasa ahaatee wada hadal muddo socday ayaa dhinacyada isku garteen in ay xeertaan Qisaas

Degmada Cabuud ayaa mudoyin waxaa kajira Dilal kusalaysan Aargoosiga Qabiilka balse Falkii Qisaasta ahaa ee maanta ka dhacay Cabuudwaaq ayaa suurtagal kadhigi kara in uu yaraada dilalka aargoosiga qabiil kuslaysan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here