Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Swansea City kulanka Premier League ee ka baasmaya garoonka Anfield.

HALKAAN HOOSE KA EEG SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

LIVERPOOL: Mignolet; Alexander-Arnold, Matip, Klavan, Robertson; Can, Wijnaldum, Ox; Salah, Firmino, Coutinho

Keydka Liverpool: Karius, Gomez, Lovren, Milner, Lallana, Mane, Solanke

SWANSEA: Fabianski; Naughton, Fernandez, Mawson, Olsson; Carroll, Mesa, Fer; Routledge, Ayew, McBurnie.

Keydka SWANSEA: Nordfeldt, Van der Hoorn, Rangel, Dyer, Clucas, Sanches, Abraham

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here